Aqalka Sare Oo Ka Horyimid Shirka Shidaalka Ee London

0
61

Guddiga kheyraadka qaranka ee golaha Aqalka Sare  ee baarlamaanka federaalka ah ayaa ka soo horjeestay shirka looga hadlayo Shidaalka ee maalinta khamiista ah ka dhacaya magaalada London ee dalka Ingiriiska.

War Saxaafadeed ay guddiga soo saareen ayaa lagu sheegay in shirkaasi xaraashaka ah aanu waafaqsaneyn shuruucda dalka.

Akhriso: Qoraalka:

Akhriso: Qoraalka:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here