Madaxweyne Xaaf oo gaaray Gaalkacyo

0
14

Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Saaka gaaray Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Madaxweyne Xaaf, waxaana uu sheegay in maalmaha soo socda in uu ku sugnaan doono Gaalkacyo.

Image result for Madaxweyne XaafWafdiga Madaxweyne Xaaf ayaa ka yimid dhanka Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland, halkaasoo oo uu kaga qeyb galay Caleemasaarka Madaxweyne Dani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here